Ek Villain Returns Afsomali

The story revolves around two men, (Arjun Kapoor) and Bhairav Purohit (John Abraham), whose lives collide during an investigation into a series of serial killings.

Magaalada Mumbai, waxaa ka dhacay dhacdo argagax leh. Aarvi Malhotra, oo ah gabadh fanaanad ah oo caan ah, ayaa lagu dhex weeraray gurigeeda, waxaana la waayay meel ay jaan iyo dhalaal dhigtay. Dadka oo dhan waxay farta ku fiiqayeen Gautam Mehra, oo ah wiil maalqabeen ah, kibir badanna caan ku ah. Gautam iyo Aarvi waxay lahaayeen xiriir hore oo ku dhisnaay dhib iyo loolan, laakiin dhab ahaantii, Gautam wuxuu jeclaa Aarvi inkastoo ay is dhibi jireen. Qaybta 2-aad: Bhairav iyo Rasika ek villain returns afsomali

Waxa uu ka kooban yahay laba qisood oo isku xiran: The story revolves around two men, (Arjun Kapoor)